Qaramada Midoobay oo Shaacisay in dagaalka Ukraine uu abuuray Musiibo Caalami ah

Madaxa hay’adda cunnada ee Qaramada Midoobay ayaa Talaadadii ka digay in dagaalka ka socda Ukraine uu abuuray waxa uu ugu yeereay “masiibo ka kor dhalatay masiibo kale”, taas oo uu ku sheegay inay yeelan doontaa saameyn caalami ah, oo aan la arag kadib dagaalkii labaad ee Adduunka. David Beasley, ayaa sababta raashinka adduunku u qaaliyoobay … Continue reading Qaramada Midoobay oo Shaacisay in dagaalka Ukraine uu abuuray Musiibo Caalami ah